X

Xisbiga Wadani oo racfaan ka qaatey xoghaye dib ugu soo noqdey

Xisbiga Wadani ayaa racfaan ka qaatey xoghaye dib ugu soo noqdey. Xoghayihii la eryay ee Uurcadde ayaa loo xukumey in jagadiisii hore uu haysto. Xisbiga ayaa qaba in dhinac ka janjeerto xukunka soo celinta nin xisbiga laga eryay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4IkQ8mv3jJ8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.