Hargeysa–Ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in ay dib u dhigeen mudaharaadkii ay ku baaqeen ee ay ku diidanaayeen mudo kordhinta loo sameeyay Siilaayo oo hawlgaba. Mudaharaadkaas oo ay berito ku baaqeen hadase ay sheegeen in ay soo dhawaatay maalinta lagu sheego la soo noqoshada xoriyada oo aan la garanayn cida ay kala soo noqdeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM