X

Xisbiga Wadani oo soo dhaweeyay iskaashato basasley oo Burco kaga soo biirey

Xisbiga Wadani oo la filayo in uu taageero balaaran ka helo Burco ayaa waxay soo dhaweeeyeen iskaashatada basasleyda xaafada Oktoober ee magaalada Burco. Basasleyda ayaa sheegay in ayna ka noqosho lahayn taageeridu.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.