Xisbigii Faysal Waraabe ee Ucid ayaa xubno muhiima iska casileen kadib markii talada xisbiga uu maroorsadey Faysal Waraabe taasina keento in uu noqdo xisbi hal shaqsi haysto. Faysal Waraabe ayaa diyaarinaya shir uu ku magacaabo ku xigeen reer Soola.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS