Warqad uu ku saxiixan yahay Faysal Waraabe ayuu ku sheegay in uu xilkii kaga qaaday Cali Gurey oo shalay runta qarxiyay taas o ka dhigeysa in xisbigu galay halkii burburka. Faysal Waraabe ayaa dadkalana ka qaaday xilkii. Dadkaas oo aad u firfircoonaa. Faysal Waraabe ayaa Jamaal Cali Xuseen ka gudbiyay maxkamad.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS