X

Xisbigii Muuse Biixi ee Kulmiye oo xataa beeshiisii ku kala jabtey: tola’ay buu ka dhamaan waayay

Xisbigii Muuse Biixi ee Kulmiye oo xataa beeshiisii ku kala jabtey iyo wasiir hore oo sheegay in Muuse Biixi toa’ay ka dhamaan waayay. Abiib Timacadde oo wasiir hore Siilaanyo u ahaa ayaa sheegay in uu ku biirey xisbiga Wadani.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.