Hargeysa–Xisbiyada maamulka Siilaanyo ayaa kulan ay iska arkeen kaga qayliyay in Siilaanyo balankii ka baxay oo hadda kadib aan la aamini Karin iyagoo isla markaa codsaday in la soo kala gaaro. Waxay kale oo ay dalbadeen in haday jiraan odayaal waxgarad ahi ay soo kala gaaraan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM