Xoghayaha guud ee xisbiga Siilaanyo Xasan Siciid oo aan hore loogu arag saxaafada ayaa toos u weeraray shaqsiyada Axmed Muumin Seed oo isna ah ku xigeenka xisbiga beesha Habaryoonis (Isaaq) ee Wadani kuna tilmaamay nin sida dumarka iyo caruurta sii xanaaqaya taas oo ah gaf uu dumarka qudhooda ka galay iyo xaqiraad.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM