X

Xoghayaha xisbiga wadani ee Somaliland oo sheegay in 27 July wixii ka dambeeya uuna Siilaanyo ahayn madaxweyne: ARAG

Xoghayaha xisbiga Wadani ee maamulka Hargeysa ayaa sheegay in Siilaanyo xilligiisii dhamaaday wixii ka dambeeya bisha July 27 aynau aqoonsanayn maamul jira. Wuxuu kale oo uu sheegay in C/raxmaan xaalad caafimaad u tagey Jabuuti.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.