Wararka goordhow naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ay jirto Xiisad Colaadeeda oo u dhexeeyasa Maamulka Ahlusunna iyo Galmudug.
Ciidamo ka tirsan Ahlusunna ayaa Xiray Wadadii isku Xirta Degmooyinka Cadaado iyo Gurceel,iyagoona la wareegay saqdii dhexe ee Xalay Degaanka Dhuumoodle.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Galmudug ay dhankeeda Degmada Cadaado ka biloowday Dhaqdhaqayo Ciidan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS