Xoolo dhaqatada degmada Dilla ayaa soo wariyay in cudur ayna garanayn uu xoolihii kaga dhacay xoolihiina ay dhimanayaan. Cudurkan ayaa ah cudur xoolaha kaga dhaca afka, lugaha iyo cidiyaha waana cudur la kala qaado oo halis ah haddii aan la xanibin faafidiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS