X

Xoolo geel ah oo diyo lagu kala qaatay gobolka Sool iyo garaado ka hadlay xoolo wareejinta+MUUQAAL

Laascaanood-Araabinews–Madax dhaqameed ka soo jeeda gobolka Sool ayaa ka hadlay goob diyo lagu kala qaatay gobolka Sool halkaas oo lagu dilay aabo ka tagey shan caruura waxayna xooga saareen muhiimada ay leedahay in lays cafiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.