Xubin ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe oo ku hanjabey in uu maxkamad la tiigsan doono Cali Warancade+MUUQAAL
Hargeysa 10 Dec 2014–Xubin ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa ku hankjabey in uu maxkamad la tiigsan doono Cali Warancade oo uu sheegay in uu wato ciidan dadka u soo dhacaya habeenkii iyo xildhibaano la iska xidho.