Xubin ka tirsan xisbiga Siilaanyo ee Kulmiye oo reer Awdal faray in ay is diiwaangeliyaan
Mustafe Faarax Dhoore oo Xubin ka ah xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal oo reer Awdal u sheegay in ay kaadhka qaataan o is diiwaangeliyaan haday rabaan in ay codkooda dhiibtaan. Musuq xun ayaa ka Jira is diiwaangelinta.