X

Xubnaha Dhulbahante ee ku jira maamulka Somaliland oo dagaal iclaamiyay

Xubnaha Dhulbahante ee ku jira maamulka Somaliland ayaa dagaal iclaamiyay. Xubnahan oo uu horkacayo Saleebaan Koore ayaa iclaamiyay dagaal kadib markii gobolka Sool oo Puntland ka tirsan lagu diley taliye kolba dhinac u socda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=aj-a3aDDbcs[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.