Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka ee barlamaanku ansixiyay laba bilood ka hor ayaa loo furey tababar ku saabsan sida ugu fiican ee ay doorasho u qaban karaan dalkana u gaarsiin karaan hal cod iyo hal qof. Xaliimo Yarey oo ah gudoomiyaha doorashooyinka ayaa sheegtay sida hadda wax u socdaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM