Xubnaha Harti uga jira xisbiga Kulmiye ayaa taageero siiyay Saylici in uu noqdo madaxweyne ku xigeen waxayna sheegeen sababta ay u doorteen. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM