X

Xubnihii Jabuuti u codeeyay oo ka cararay iyo Kiiniya oo loogu shubay

Waxa la shaaciyay cida ku guulaystaty kursiga aan joogtada ahayn ee qaramada midoobey halkaas oo Jabuuti cunaha u gashay Kiiniya oo markii horeba ay doorteen xubnaha midowga Afrika.


Codeynta qaybtii labaad oo mar dhaweyd lagu dhawaaqay ayaa Kiiniya heshay 129 cod ayadoo looga baahnaa 128 halka Jabuuti oo wareegii hore heshay 78 ay hadda heshay 67 cod keliya.

Waxa halkaas ku soo dhamaaday dadaalkii Jabuuti u gashay inay ku fadhiisato kursiga Afrika ee aan joogtada ahayn. Wuxuu ahaa kursi awoodiisa leh inkastoo hadda ay dhimatey sumcadii qaramada midoobey.


Kiiniya ayaa baqbaqdu ka dhamaatey xilli xalay ay murugo ku seexdeen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.