MuqdishoâWaxa saakadii hore lagu fuliyay dil toogasho dhagar qabayaal gaystay dilal arxandaro. Xukunkan cadaalada ku dhisan aya waxa fuliyay ciidanka maxkamada qaranka waxana halkaasi ka hadlay gudoomiyaha maxkamada sare e ciidanka qaranka gaashaanle sare Liibaan Cali Yariisow.
Raga dilkan lagu fuliyay ayaa ahaa askar ciidanka ka tirsanaa oo xasuuqey dad shacaba oo aan waxba galabsan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS