Dawlada Somaliya iyo Itoobiya ayaa war ka soo saaray jabkii ciidamada Somaliya iyo kuwa Amisom u gaysteen argagixisada ama cadowga koowaad ee ummada Somaliyeed deeganka Halgan ee ka tirsan gobolka Hiiraan. Afhayeen u hadlay Itoobiya ayaa sheegay in ayna jirin ciidan Itoobiyaana oo la diley.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS