Xulka kubadda cagta ee Camaroon ayaa garaacay xulka kubadda cagta ee Masar ciyaar xiise leh oo ku dhexmartay xalay. Ciyaarta ayaa ku bilaabay dardar labada dhinacba ah.
Xulka Masar ayaa u muuqdey in ay guushu raacayso waxayna heleen fursado badan laakiin inta badan kama faaiideysan,
Camaroon ayaa qaybtii dambe la soo baxday dar dar kulul taasoo keentay daqiiqadihii u dambeeyay ay guushu raacdo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS