Xulka ciyaaraha gobolka Awdal ayaa saxaafada la hadlay sheegayna in ay u socdaan Hargeysa si ay uga qaybgalaan ciyaaraha. Ciyaartoyda ayaa ka mahadcelin soo dhawaynta ay u fidiyeen xaafad ka tirsan Hargeysa. Hogaanka ciyaaraha Samaroon Cabdullaahi ayaa faahfaahin bixiyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM