X

Xulka gobolka Hargeysa oo markuu Hargeysa tagey diidey natiijadii laga soo saarey kulankii Awdal

Xulka gobolka Hargeysa ayaa diidey natiijadii ka soo baxday la kulankii xulka gobolka AWdal halkaas oo xasuuq kadib la siiyay sadexda dhibcood sidaana Hargeysa ku soo hoyatay. Xulka gobolka Awdal ayaa tagi doona Hargeysa lama garan karo waxa ay filan doonaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.