X

Xuseen Iidle ayaa wali maayer u ah degmada Saylac: wasaarada gudaha Somaliland

Xuseen Iidle ayaa wali maayer u ah degmada Salal xilli xildhibaano laga soo dhaqaajiyay Jabuuti lagu eedaynayo in ay laaluusheen xildhibaanada Salal kuna doorteen ku xigeenkiisa oo Ciise ah.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.