X

Yamani wata doonyar oo lagu qabtey xeebta Saylac iyo waxay ka samaynaayeen

Yamani wata doonyar ayaa lagu qabtey xeebta Saylac. Raggan oo gaaraya afar ayaa gacanta lagu soo dhigey iyaga oo saaran doon yar oo ku soo xadgudubtey xeebta gobolka Awdal.

Xeebta gobolka Awdal ayaa waxa xaalufiyay maraakiib waaweuyn oo maamulka Somaliland ka gurtey halka deegaankana lagu soo rogey cashuur dheeraada oo ka badan Berbera.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4sKYwLxLqdI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.