X

Yarkii Maraykanka Muslimka ahaa ee saacada uu sameeyay lagu xiray oo la kulmay madaxweyne Al-Bashiir

Axmed Maxamed wuxuu ahaa yar saacad uu sameeyay si uu u tuso macalimkiisa ku muteystay xarig taas oo aduunka xorta aad u cambaareeyay. Axmed Maxamed ayaa waxa casuumay madaxweynaha dalkiisa waxase hadda uu la kulmay madaxweynaha Suudaan Cumar Al-Bashiir oo dalkiisa uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.

Mar la waraystay ayuu sheegay in uu rajaynayo in uu mar uun ku soo noqdo Suudaan anigoo wada wax kale oo aan abuurey. AXmed Maxamed ayaa hal mar caan ka noqdety aduunka kadib fadeexadaa qabsatay dugsiga uu dhigto.

Waa waajib ina saaran in aan dhiirigelino dhalinteena waxbarata ee wax soo saarta ama jecel in ay waxc soo saaraan si ay uga miro dhaliyeen waxa ay jecelyihiin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.