X

Yuhuuda oo beenisay in ay Kiiniya ka caawinayso derbi ay rabto in ay ku boobto dhulka Somalida

Wargeys Yuhuuda ka soo baxa oo ka faaloonayay xiriirka Yuhuuda ka rabto bariga Afrika ayaa sheegay in ay xooga saari doonaan dhinaca dhaqaalaha iyadoo Yuhuudu raadinayso ama la tartamayso Turkiga oo furfurey dhaqaalihiisa.

Wargeyska ayaa intaa ku daray in Yuhuudu ka maqnayd Afrika hadana ay xooga saario doonaan sidii wax soo saarka Yuhuuda ee dhinacyada badanleh ay uga iibin lahaayeen Afrika.

Wargeyska ayaa intaa ku daray in Yuhuudu ayna faragelin doonin muranada dhuleed iyo arimaha xasaasiga ah ee wax u dhimi karaa xiriirka ganacsi ee ay rabaan.

Yuhuuda oo dabada uu ka riixayo Maraykanka ayaa lagu yaqaan dhul boobka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.