Yuhuuda ayay ka fakatey sir hub kadib markii gantaalaha ay sheegato inay Ku soo ridaan gantaalaha ay soo tuuraan Falastiinta uu Ku dhacay Qasa. Gantaalka oo sidiisa ah ayaa Ku dhacay Qasa oo ay Ku jirto qaybta ugu muhiimsan ee sirta ah ee hagta gantaalka.
Hubka moocana ayaa waxa sameeya shirkada Yuhuuda ee Maraykanku caawiyo ee Rafeel oo hadda sirtaas weyni Ka fakatey. Falastiinta ayaa hadda Ku dadaalaya sidii ay sirtaas ula soo bixi lahaayeen ayagoo la kaashanaya dawladaha kale oo iyaga qudhooda danaynaya.
Weerarada ay Yuhuudu Ku xasuuqdo Falastiinta ayaan laga hadal, waxana halkaas dhigey Carabta oo u kala ordeysa Yuhuuda.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS