X

Yuhuuda taageerta Daacish oo weerartay bakhaar ku yaala ku Siiriya

Yuhuuda taageerta Daacish ayaa weerartay bakhaar ku yaala ku Siiriya. Gantaalo laga soo ganay dhinaca Lubnaan ee Yuhuudu haysato ayaa lagu weeraray bakhaar hubka lagu sameeyo oo ku yaala gudaha Siiriya,



Yuhuuda ayaa weerarkan u adeegsatay diyaaradaheeda jooga Lubnaanta ay haysato maadaama Siiriya hadda ay taalo awood dhinaca lidka diyaaradaha ah.

Yuhuuda, Carabta, Maraykanka iyo Turkiga ayaa isku dayay in ay daaqada ka saaraan dalka Siiriya gebi ahaantiisba wayse ku dhici waayeen markii Ruushku soo galay. Siirioya ayaa sheegtay in weerarkan ay ku dhinteen laba askari.



Yuhuuda ayaa sheegay in ay duqeeyeen Siiriya tiraba 300 ilaa intii uu socdey dagaalka ay ku burburinayaan Siiriya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.