X

Yuhuudiga Natanyahu oo si xun uga hadley qoxootiga Afrikaanka ah

Yuhuudiga Natanyahu ayaa si xun uga hadley qoxootiga Afrikaanka ah. Natanyahu ayaa ka hadlayay deyr koronto ku xiran tahay oo Yuhuudu ka dhisayso xadka Masar.



Natanyahu oo xasuuqey kumanaaan Falastiiniyiina dhul boob ku wada ayaa yiri ”soo galootiga Afrikaanku waxay ka xun yihiin argagixisada”. Yuhuuda ayaa waxa inta badan aada soo galooti ka yimaada Itoobiya iyo Eretariya.



Wuxuu ku daray waxaan ka hadlay dhul Yuhuuda u khaasa sideen ku helaynaa mar haday jiraan Afrikaan nagu soo badanaya ayuu yiri Natanyahu oo lagu yaqaan inuu Maraykanka ku dul ooyo marka Yuhuuda la gilgilo.

Xadka Yuhuuda iyo Masar ayaa galay argagixisada Daacish oo xasuuq xun u gaystey MUslimiinta Masar.

Sawirka hoos soo galooti Itoobiyaana

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.