X

Yukarayn oo xanibtey gawaadhi Ruushka ku socota iyo Ruushka oo digniin ka direy: ARAG safka

Dalkaasi Yukarayn ee isku halaynaya in Maraykanka iyo xulafadiisu ka difaacaan Ruushka ayaa xanibtey boqolaal gawaadhi oo xamuul iyo isugu Jira kuwo gaar loo leeyahay oo u socda Ruushka. Yukarayn ayaa sheegtay in wadooyinku xiran yihiin iyadoo ka baqaysa in hub u soo gudbaan.

Raiisal wasaaraha Ruushka ayaa sheegay haddii Yukarayn furi waydo wadada in ay qaadi doonaan talaabooyin badan oo xanibaada oo dhabar jabin ku ah dhaqaalaha Yukarayn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.