Yuusuf Garaad oo radiyo Muqdisho ugu yimi rug cadaa AXamed Xasan Cawke ayaa si qiiro leh uga hadlay geerida ku timi saaxiibkiis. Waxa iyana ka hadlay geerida suxufi Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah ruug cadaa saxaafadeed sanado dheerna ku jiray ama u soo shaqeeyay radiyo Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM