Askari qof ku diley bartamaha Dhuusamareeb
Askari qof ku diley bartamaha magaalada Dhuusamareeb. Ninka askarigan ka tirsanaa maamulkii Ahlu Sunna ku diley magaalada ayaa la sheegay inuu ahaa dirawal.
Ciidamada maamulka Ahlusunna ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilkaasi geystay , waxaana ay geeyeen Xabsi ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb.
Dilka ayaa yimid ka dib markii ay darawalka iyo Askariga ay murmeen, islamarkaana uu si bareer ah u dilay darawalka.
Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyadda, waxaana si weyn loo adkeeyay Ammaankeeda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...