Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey Caabud-waaq
Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey gobolka Galguduud gaar ahaan Caabudwaaq. Lamaanahan wararku sheegayaan in danabku ku diley magaalada ayaa la sheegay inay dhawaan aqal galeen.
Nimcada RABI Ayaan baryahan ka da’ay gobolka Galguduud gaar ahaan deegaanka ARI CADEEYE oo danabku ku diley labadan lamaane. Labadda ruux ee Geeriyootay ayaa waxaa lagu kala Magacaabi jiray Raagge Naanale Aadan Bootaan iyo Faadumo Subeyr Cabdi Cabdille Hiiro.
Nimcada RABI ayaa aad loogha dareemay dhamaan Somaliya oo dhan inkastoo roobka badankiisa aan laga faaiideysan
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...