Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Deg deg: Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo sujuudsan oo la khaarajay

Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo sujuudsan ayaa maanta la khaarajay. Kaamarooyinka wax duuba ayaa argagixisadan oo isla gaarigii wata la arkey kadibna la baacsaday sidiina lagu khaarajay.



Argagixisadan diinta shaydaanka wadata ayaa hadda la soo baxay diin cusub oo u sheegaysa in masaajidka dhexdiisa dadka oo tukanaya oo sujuudsan lagu dhexdilo.

Waxana cad inayna diin shaqo ku lahayn ee ay watan diin shaydaan. Awal masjidka hortiisa ay dadka ku suggi jireen hadase dhexdiisa ayaba u fududaatey inay kugu dilaan ayuu yiri nin masjidka kula dhex tukatey oo sigtey.



Ujeedada waxa weeyi in masaajida loo daayo ayuu yiri wadaadka wasiirka warfaafinta Daahir Maxamuud Geele oo hadalo diciifsan kula hadlay argagixisada.

Ragan ayaa sidoo kale lagu ogaadey inay dileen wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Sh Cali oo dhalinyarada ku guubaabin jirey waxbarashada duhurcad.

Guushan ayaa imaanaysa ayadoo mar dhow argagixisadu ku xasuuqeen maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taala Maka Al-mukarama.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=UAxC6KI1-Jw[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...