Friday, June 22nd, 2018
header

Dhaqaatiirta Koofur Afrika oo guul ka keenay arin wadamo kale ku guuldaraysteen iyo xiniinyo…WARBIXIN

_81634485_penis[1]Cape town–Dhaqaatiirta Koofur Afrika ayaa noqday kuwii ugu horeeyay ee ku guulaysta in xiniinyo u xidhaan wiil dhibaato kaga dhacday kiisii. Hawlgalkan ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee noociisa ee lagu sameeyo Koofur Afrika ahaana kii ugu adkaa.

Ninka lagu beerayo xiniinyo kale ayaa isagu kiisii ku lumiyay markii la gudayay iyadoo si dhaqan xun loo gudo dhalinta Koofur Afrika loona sameeyo dabaaldeg.

Wuxuu lumiyay ama waayay in badan oo ka mida xubintiisa dheer waxana u hartay kaliya wax gaaraya 1cm.

Waxa loogu xiray 3cm oo kale, waxana hadda la sheegay in uu caadi u kaadiyo, u qooqo, iyo intii kale ee taranka ragga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey madaxda IGAD shirka Itoobiya: SAWIRO

June, 21, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey madaxda IGAD shirka ...

Kuruesha oo hilfaha u qaaday xulka Arjantiin oo aad u liitey

June, 21, 2018
Kuruesha ayaa hilfaha u qaaday xulka qaranka Arjantiin ...

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Maamulka Muuse Biixi oo ka qayliyay warqad deeq toosa looga joojiyay

June, 21, 2018
Maamulka Muuse Biixi ayaa si adag uga qayliyay ...

Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga oo taageeray shirka Garxajis (ISAAQ)

June, 21, 2018
Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga ayaa taageeray shirka ...

Dhacdooyinka

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka taageerayo oo Xudeyda weeraray

June, 13, 2018
Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka ...

Dadkii duufaantu ku dhufatey ee Baki oo ka hadley deeq soo gaartey

May, 25, 2018
Dadkii duufaantu ku dhufatey ee degmada Baki ee ...

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

May, 19, 2018
Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse ...

I accepted Islam after Trump’s Travel Ban

May, 17, 2018
My name is Sara, and I’m newly reverted. ...

Ceerigaabo oo dadku ka kacay markii Jeegaantu wada weerartey Ceel-Afweyn

May, 14, 2018
Ceerigaabo ayaa dadku ka kacay markii Jeegaantu wada ...

Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey

April, 25, 2018
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo ...