Fanaanadii weynayd ee Khadiija Dalays oo Kanada ku geeriyootay
Fanaanadii weynayd ee Khadiija Dalays ayaa Kanada ku geeriyootay. Allaha u naxariistee Khadiija Dalays ayaa ka mid ahayd gabdhihii ugu horeeyay ee fanka Somaliyeed kaalinta laxaadka leh ka qaadatey.
Burburkii dalka ayaa Khadiija u dhooftey dalkaasi Kanada halkaas oo ay ku nooleyd kana qayb qaadan jitey guubaabada shacabka Somaliyeed oo lagu yaqaanay.
Khadiija ayaa fankeedu aad u kala duwanaa waxase dhinaca heesaha ay ku caan ahayd heesaha wadaniga ah iyo wax soo saarka. WAxay ka dhinaca ka qayb qaadatey ruwaayado badan.
Fanaanada ayaa mudooyinkii u dambeeyay ku jirtey isbitaal.
Fanaaniinta Somaliyed ayaa tacsi ka direy geerida Khadiija Dalays.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...