Haweenay Muslim ah oo u ordaysa madaxtinimada dalkaasi Ruushka
Haweenay Muslim ah ayaa u ordaysa madaxtinimada dalkaasi Ruushka. Doorashada madaxtooyada ayaa dhacaysa bisha sadexaad ee sanadkan waxase indhaha loo wada taagey is diiwaangelinta.
Ayna Gamsatova ayaa noqonaysa haweenaydii ugu horeysay ee Muslim ah ee ka qaybgasha tartanka madaxtinimada dalkaasi Ruushka oo lagu yaqaano in haweenka lagu ixtiraamo shaqadooda.
Ayna ayaa ah xaaska iyo la taliyaha hogaamiyaha ahna sheekha gobolka Muslimku ku badan yahay ee Dhagistaan.
Gudiga doorashada ee dalkaasi Ruushka ayaa sheegay in Ayna gudbisay waraaqaha looga baahnaa hadana ay tahay musharax u taagan madaxweynaha dalkaasi Ruushka.
Talaabadan ayaa loo arkaa in Muslimku u istaagi karaan madaxtinimada dalkaasi Ruushka. Waxana doorashada ku guulaysanaya madaxweynaha hadda ee Putin oo Ruushku aad u jecelyihiin.
Sawirka hoose waa Ayna
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...