Haweenaydii ugu buurneyd aduunyada oo Masaari ahayd oo geeriyootey
Haweenaydii ugu buurneyd aduunyada oo Masaari ahayd ayaa geeriyootey. Iiman Axmed Abdi El Aty ayaa sanadkii hore dhaqtar Hindiya ku yaala u tagtey si ay miisaanka isaga rido.
Haweenayda oo Masar ku nooleyd ayaa la cadeeyay in ay ku dhimatey isbitaal ku yaala Abu Dabay halkaas oo ay ku jirtey intii ay Hindiya ka so noqotey.
Isbitaal ku yaala Abu Dabay ayaa sheegay in 37 jirku u dhimatey wadnaha iyo kalyaha oo shaqayn waayay taas oo ay ugu wacneyd xanuuno kale oo ay qabtey.
Waxay sheegeen in ay lumisay miisaan gaaraya 300 oo kiiloo. Qoyskeeda ayaa hore u sheegay in ay ku qasaareen qaliinkii Hindiya ay ugu qaadeen oo been laga sheegay miisaanka ay lumisey.
Iimaan ayaan guriga ka bixin muddo 25 sano ah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...