Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Kiiniya waxay lacag joogta ah siisaa Axmed Madoobe: Faarax Macalin

Kiiniya waxay lacag joogta ah siisaa Axmed Madoobe. Siyaasiga Faarax Macalin ayaa afka furtey asagoo is weydiiyay sababta argagixiso tiroyar looga adkaan waayay wuxuuna ku tilmaamay shirqool Somaliya waqti hore loo degay.



Faarax Macalin oo sababeeyay arintaan ayaa sheegay in maamulka Axmed Madoobe uu leeyahay askar gaaraysa 7000 kun, sidoo kalana ay 4000 oo ka tirsan ciidanka xooga dalka Somaliyeed ayna u dheertahay ilaa 9000 oo ciidan oo ka socda Kiiniya iyo dalalka kale.

”Waad garan kartaa tirada intaas leeg maka adkaan waayay argagixiso dhan 1500 oo caruur yaryara jawaabtu waa maya ayuu yiri Faarax Macalin.



Ciidamada Kiiniya ee jooga Jubooyinka ayaa kufsi joogta ah ka gaysta goboladaas wuxuuna dalbadey in maxkamd la horkeeno kuwii u dhaqaaqay.

Maaha markii ugu horeysay ee Faarax Macalin ka hadlo in Somaliya u xiran tahay dalalka deriska oo ka hela dhaqaale badan kuna biisha caruurtooda halka askarta Somalidu iyo siyaasiyiintoodu yihin halka laga jabay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...