Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb iyo soo dhaweyn balaaran oo loo sameeyay: SAWIRO
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Dhuusamareeb oo ah xarunta maamulka Galmudug halkaas oo soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay.
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari iyo xubno kale.
Banaanka magaalada waxaa Madaxweynaha uga hortagay masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaha Hirshabeelle (Waare), oo maanta gaaray Dhuusa-mareeb, Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, xubnaha labada Golle ee Galmudug iyo dadweyne fara badan oo Haween iyo caruur u badan.
Ammaanka magaalada Dhuusa-mareeb ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana wadooyinka waa weyn lagu daadiyay Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug, Ciidamada ayaa sameeyay Howlgallo amni xaqiijin ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...