Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqdey safar uu ku tagi lahaa dalkaasi Qadar
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka baaqdey safar uu ku tagi lahaa dalkaasi Qadar. Sababaha ugu weyn baaqashada safarka madaxweynaha ee dalka Qatar ayaa lagu sheegay khilaafka Jira.
Waxa baryahanba jirey soo jeedin ka dhana Jawaari oo gaari weyday halkii la rabey taas oo keentay xiisad dhinacna lo socon waayay. Xiisadan ayaa la sheegay inay kuwa jiraan RW Xasan Cali Kheyre iyo Jawaari.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku howlanaa xalinta xiisada Siyaasadeed ee ka taagan dalka taas oo laba garab u kala jebisay Xildhibaanada Golaha Shacabka,waxana safarkiisa uu ahaa mid uu casuumad ka helay boqortooyada iyo Madaxda dalka Qatar
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...