Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Magaca cusub ee loo bixiyay gudiga doorashada maamulka Somaliland??

Magaca cusub ee loo bixiyay gudiga doorashada maamulka Somaliland.

GUDIDA DOORASHADA EEN U BIXIYAY ”IF IYO AAKHIRO” WAXAY MUUSE U TIRINAYAAN DADKII DHINTAY EE U CODEEYAY, IYO SIDII LOOGU ABAAL GUDI LAHAA, MARKAASAY DHAWAAQAYAAN !!!





ASALAAMU CALAYKUM SHACBIGA SOMALILAND-NOOW MEEL KASTOOD JOOGTAAN GUDE IYO DIBADBA
MAAHMAAHAA DHAXALGALKA AH EE SOMALIDA WAXA KA MIDA: ADUUNYADA NIN NOOLOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN!HADII QOFKU DHINTO, ILLAAHAY HAW NAXARIISTO IYO ILLAAHAYOOW NOOGA DABA NAXARIISO MOOYEE, WAXKALE WALIGEED LOOMA ASTAYN! HADABA WAA AAKHIRSABANE, WAXA LA HAYAA MAANTA DAD DHINTAY, OO MAYTIYA OO QOF NOOLI KU CODEEYAY AQOONSIGII AY LAHAAYEEN!WALI ISMAAN ODHAN QOF DHINTAY AYUU KU DHIIRANAYAA QOF NOOLI INUU KU FIKIRO KAADHKIISA ISTICMAALOO, QOF NOOL UGU CODEE SI UU MADAXWEYNE U NOQDO!SIDAYNU OGNAY, EE AYNU ILLAA SHALAY KA WAR QABNO NEW KULMIYE WUXUU BILAABAY LABA ARIMOOD:

  • IDAACADII OO NABADEEY LAGA YEEDHSIIYAY, OO KASII OOYAYSA CADDAALADA DARADA AY KU SHAQAYNDOONTO IYO XANUUNKA IYO QOOMAMADA AY LA IMANDOONAAN ISBADALDOONKA SHACBIGA SOMALILAND! WAXAY KA BAXAYSAA XILI SILOON OO AH: 10:30AM HANA ILAA IYO ALAY DHURAY TIME!

  • IYO WARIYEYAAL TV-YO LA YAQAAN KA HAWL GALA, OO AAN GARANAYN MEEL LAYSLA MARAYO OO KU LEH: SAACADAHA SOO SOCDA AYAA LAGU DHAWAAQAYAA! IYO

  • IYADOO AFKA LAGA DHAWRAJO KALMADA ‘’NATIIJADII DOORASHADA’’ TAASOO KOMISHANKA KU AH WAXYEELO HADAY AFKA SOO MARIYAAN! OO WAA MAXAY SABABTU? SABABTU WAA:

DAD DHINTAYBAA CODEEYAY, WAANA KUWA KEENAY, EE U SABABTA AH IN MADAXWEYNAHA DADKA DHINTAY IYO KUWA NOOLI U SOO BAXO!WAXAY SHACBIGU KA WAR QABAAN, OO AY KA DHARAGSAN YIHIIN SIDII FIICNAYD EE OLOLAHA AY UGA SOO QAYB QAATEEN IYO SIDAY U CODEEYEENBA. SHAKI KUMA JIRO IN WAX KHALDAMI KARAAN, LAAKIIN IN KOMISHANKII SOO BANDHIGO XAAJO UGUBA, ISLA MARKAANA AFKA XIDHOO OONU U SHEEGIN LABDA XISBI MACAARID IN DAD DHINTAY AY KA CODEEYEEN. WAXA KASII DARAN, HADII M/WEYNE SIILAANYO KU WAREEJIYO KURSIGA MUSHARAXA DADKA DHINTAY IYO KUWA NOOLI U CODEEYEEN, OO UU ODHAN WAAYO: WAAR ANIGUBA 80 KUMAAN HADHEEN HADAAN DADKA AAKHIRO IDHAA CODKOODA IIGU DARA, MARKAA INAGA DAA DOORASHADANI DHIMATEE, XILKANA ANIGAA SIIHAYNAYA MUDO KU MEEL-GAADHA!
ISBADAL DOONKA SHACABKA SOMALILAND OO TAAGEERA XISBIGA SHACABKA EE WADANI IYO BEESHA CAALAMKA WAXAY SOO SAARAYAAN………..
Shaqsi uma jawaabo, Afxumana umada uma horseedo, taasaynu isku ognay akhristayaasha sharafta lehoow.


SANWAA CUMAR YARE

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...