Maxkamada ciidanka oo ridey xukuno iyo magacyada
Maxkamada ciidanka ayaa ridey xukuno iyo magacyada. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqayey xukunka raggan ayaa sheegay in dhammaan raggan lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay.
Wuxuu sheegay Guddoomiye Shuute cidii aan ku qanacsaneyn xukunka ay riday Maxkamadda in ay u furan tahay iney racfaan ka qaadato.
Ragga la xukumay ayaa waxa ay kala yihiin:-
- C/qaadir Abukar Shaacir waxaa lagu xukumay dil toogasho ah.
- Maxamed Cumar Akiile waxaa lagu xukumay Xabsi Daa’in.
- Daa’uud Maxamed Cali waxaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ciidan ah.
- C/laahi Ibraahim Geesey waxaa lagu xukumay Labo Sano oo Xabsi ciidan ah.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...