Thursday, June 21st, 2018
header

Xanuun aan la garanayn oo dad badan ku dhinteen oo laga soo sheegayo Jalalaqsi gobolka Hiiraan

images[9]Jalalaqsi 25 Dec 2014–Xanuun wata xumad kadibna dadku ay degdeg u dhimanayaan ayaa laga sheegaya gobolka Hiiran gaar ahaan magaalada Jalalaqsi halkaas oo aan lahayn gabi ahaanba xarumo caafimaad oo dadka eega. Jalalaqsi ayaa waxa ku hareeraysan argagixisada shabaab mana jiraan wax adeega oo ka jira.

Gudoomiyaha degmada oo idaacadaha la hadlay ayaa dalbaday in si deg dega loo soo gaaro waxase uu sheegay in hadda aad moodo inuu yaraaday laakiin aan la garanayn inuu soo noqon doono.

Xarunta caafimaad ee uGu dhow ah magaalada caasimada ee Beledweyne iyo Muqdisho mana jiraan xarumo caafimaad maadaama tuulooyinka ay joogaan argagixisada shabaab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Kuruesha oo hilfaha u qaaday xulka Arjantiin oo aad u liitey

June, 21, 2018
Kuruesha ayaa hilfaha u qaaday xulka qaranka Arjantiin ...

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Maamulka Muuse Biixi oo ka qayliyay warqad deeq toosa looga joojiyay

June, 21, 2018
Maamulka Muuse Biixi ayaa si adag uga qayliyay ...

Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga oo taageeray shirka Garxajis (ISAAQ)

June, 21, 2018
Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga ayaa taageeray shirka ...

Haan kale oo aan la garanayn waxa ku jira oo badda Somaliya ku soo caaridey: SAWIRO

June, 21, 2018
Haan kale oo aan la garanayn waxa ku ...

Dhacdooyinka

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka taageerayo oo Xudeyda weeraray

June, 13, 2018
Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka ...

Dadkii duufaantu ku dhufatey ee Baki oo ka hadley deeq soo gaartey

May, 25, 2018
Dadkii duufaantu ku dhufatey ee degmada Baki ee ...

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

May, 19, 2018
Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse ...

I accepted Islam after Trump’s Travel Ban

May, 17, 2018
My name is Sara, and I’m newly reverted. ...

Ceerigaabo oo dadku ka kacay markii Jeegaantu wada weerartey Ceel-Afweyn

May, 14, 2018
Ceerigaabo ayaa dadku ka kacay markii Jeegaantu wada ...

Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey

April, 25, 2018
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo ...