Xildhibaan ka tirsan Somaliland oo sheegay in Xasan Kheyre saami ku leeyahay haamaha Berbera
Xildhibaan ka tirsan Somaliland ayaa sheegay in Xasan Cali Kheyre saami ku leeyahay haamaha Berbera. Guddi musuqmaasuq oo uu magacaabay maamulku ayaa warbixin ka soo saaray waxa u qabsoomey.
Waxaa noosoo baxday in ay khatar ku jirto hamaha shidaalka Berbero,waayo waxaa jiro cadaw ka faa’iideysanayo Shirkadan ku buhoobay halkaan oo intooda badan laheynba cida leh ayna diideen in ay sheegaan Berbera Oil Group,waxan xaqiiqsanay in ra’iisul Wasaaraha Soomaliya uu qeyb ku leeyahay ayuu yiri Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire.
Marka laga soo tago Warka ka soo baxay Guddiga dabagalka Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland, majirto cid si rasmi ah u xaqiijisay Saamiga la sheegay in shirkadaas uu ku leeyahay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa horay Saami ugu lahaa Shirkadda Som oil and Gas balse markii Ra’iisul Wasaare loo Magacabay uu kala baxay Saamigii uu ku lahaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...