X

11 jir suaalo iyo masalooyin laga yaabay waydiisay Somalida

11 jir ka ilmaysiisay Somalida iyo suaalo ay tuurtey. Ifrah Abdi Wali Cabdullahi oo ah 11 jir ku dhalatay dalka Finland ayaa su’aalo yaableh hordhigtay dadka Soomaaliyed nee mudo ku dhow 30 sano dagaalsanaa.

Soomaaliya waxaa ka jiray dagaalo iyo colaado keenay in caruurtii ku dhalatay qurbaha ay awood uyeelan waayaan iney dalkii ku laabtaan.




Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEW

admin:

This website uses cookies.