X

18 May waa maalin madow anagaa ku leh: siyaasi Cabdi Shotaly (daawo)

Siyaasiga ruug cadaaga ee Cabdi Shotaly ee beesha Habaryoonis (Isaaq) ayaa sheegay in 18 May wax la yiraa aanay jirin taariikhdana meel kaga jirin haday jirtayna ay tahay maalin madow oo dhuxushana ka madow. ” Anagaa kuleh 18 May wax jira maaha.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.