Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ee Kismaayo ayaa ku dhiiradey in uu yiraa Itoobiya looma baahna xilli uu ka hadlayay shirka...
Year: 2016
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo halkaasoo lagu wado inuu ka furmo...
Ciyaaryahankii hore ee Ingiriiska Gary Linikar ayaa xaaskiisa ku furey caruur ay rabtey in ay dhasho. Furitaanka ayaa u dhacay...
Muuse Biixi oo aan taageero ka helayn jufada gudoomiye Ciro ayaa waxa Burco ku soo dhaweeyay jufada Siilaanyo waxayna u sheegeen...
Iyadoo maamulka Hargeysa aanu lahayn baanan sharci ah oo aduunku ictiraafsan yahay ayaa hadana waxa muran ka jiraa xeer la...
Soomaaliland yaa uga wakiil ah ama ku matalaya madasha Kismaayo? Haddii ay Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya ee...
Wasiir lagu wareejay laba dugsi oo Awdala iyo xoghayaha UCid ee Awdal oo Siilaanyo IRAN ku canaantey
Wasiirka Waxbarashada maamulka Somaliland ayaa lagu wareejay laba dugsi oo ay hay'ado ka dhiseen gobolka Awdal sheegayna in ay ku...
Fanaaniin uu ka mid yahay Xasan Wado iyo kuwa kale oo reer Awdal/Jabuuti ah ayaa deeq soo gaarsiiyay abwaanka Afgudhiye...
Buuq iyo sawaxan iyo is dhegeysi la,aan ayaa ka dhacay golaha maamulka Siilaanyo halkaas oo fursad la siin waayay in...
Taariikh la akhriyo waxa ugu khayr badan nolosha qofkana wax weyn ku reebi karta waa siirada rasuulkeena CSW. Diinteena RABIGEEN...
Sooraan iyo Jawaan iyo bahda fanaaniinta reer BURCO ayaa tacsi u direy abwaan Cali Sugule oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta....
Xaflad lagu maamuusayay maamul la magic baxay Bakool Sare oo ka go'ay maamulka Koofur Galbeed ee Somaliya ayaa ka dhacday...
Iyadoo Sucuudigu xiriikii u jaray IRAN ayaa waxa Jira in uu si xun u faafiyay mad-habtiisa qaldan ee Salafiyada/wahaabiyada kuna...
Furitaanka shirka madasha wadatashiga qaran ee federaalka Soomaaliya oo maanta 12 Janaayo 2016 lagu waday inuu ka furmo magaalada Kismaayo...
Hay'ada Khumeyni ee laga leeyahay dalkaasi IRAN ayaa beenisay warar sheegaya in xarunta hay'ada la bililiqaystey oo ay soo weerareen...
Waxay somalidu ku maah maahdaa CAANO WAAN JECLAA WAXANSE NACAY MARKAY CANDHO DAMEERAAD GALEEN waxan nacay KULMIYE markay so sharaxeen mujrimkii...
Kadib markii maayerka Burco si foolxun u fasirey in Burco tahay magaalada labaad ee Somaliland ayaa waxa ka xanaaqay dadka...
Gudoomiye xigeenka gobolka Saylac C/qaadir Aadan ayaa u hanjabay dadka reer Saylac ee ka cawda Faysal Magafe oo masaakiinta safraya...
Prof Axmed Samatar ayaa wax laga waydiiyay xiriirka Xasan Sheekh u jaray dawlada Muslimka ah ee Iran isagoo Sucuudiga ka...
Maxkamada gobolka Sanaag ayaa xukuno kala duwan ku ridey rag lagu helay dambiyo kala duwan oo ay ku jiraan tahriibin...
Waxaynu ognahay in dalkan Somaliland leyahay Dastuur iyo nidaam sharci oo ka shaqeeya balse hanaanka Qabaligu uu ka xooganyahay midka...
Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Cali Sugule ayaa u geeriyooday xanuun baryahaa hayay isagoo ku sugnaa dalka Imaaraadka carabta....
Raiisa wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in beeshiisu helayso kuraas badan haddii la daayo nidaamka 4.5....
Dhacdo argagax leh ayaa ka dhacday Burco kadib markii nin Oromo ah oo ka yimi Itoobiya uu galay guri ku...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa qudbad uu jeediyay kaga hadlay arimo badan oo ay ku jirto in cambaareeyay safaaradii Sucuudiga...
Muuse Biixi musharaxa xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland wuxuu cod ka rabaa reer Awdal laakiin waa qof nooceeya maxaase lagu...
RAGU WAA WADA RAG MARKUU REER WADA JOOGO. MAALINTAY RAKO GAADHO DAMCII RAG LAHAA RUCFAAN RAARTA KU FAANA IYO GEESI...
Dhamaan bahda Araabinews waxay tahniyad u dirayaan boqor C/xakiin Axmed Cali Miigane iyo boqorada Naciima Cumar Cali Cawad oo meherkoodu maanta...
Madaxda Khaatumo State iyo Maakhir ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Balicad kadib marki ay maalmo joogeen magaalada Buuhoodle....
Toban beelood oo Somaliyeed ayaa ka cawday cadaalad daro baahsan oo lagula kaco markasta oo la samaynayo dawlad ama la...