Qaramada midoobay ayaa sheegtay in 240 qof ay ku dhinteen kadib markii ay la degtey doon kharaaba oo ay ka raaceen Liibiya. Doontaas ayaa ku degtay badda u dhaxaysa Liibiya iyo Yurub iyadoo la ciirciiraysa dadka saaran.
Dad doonta ka badbaaday oo la hadlay qaramada midoobay ayaa sheegay in doontu markii horeba kharaab ahayd dadkana laga badiyay.
Dadka tahriibiya dadka ayaa saara doonyo ay ogyihiin in ayna ku soo noqon.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay